Nidaamka caafimaadka ee Switzerland
Switzerland waxey daryeel caafimaad oo tayo sare leh siisaa dhamaan dadka degan.
Nidaamka daryeelka caafimaadka Swisska ayaa ku shaqeeya sida ku cad mabaadi'da midnimo. Dhamaan dadka caymisku waa bulsho wax ku darsadaan waxna ku darsadaan. Sidaas daraadeed qof kasta waxaa u heli karaa daryeel caafimaad, haddii uu u baahanyahay.
Cisbitaalada waxaa la bixiyaa daryeel wanaagsan, shaqaalaha caafimaadkuna waa tababar aad u wanaagsan. Waqtiyada ay sugayaan bukaanadu inta badan waa kuwo gaaban.
- Das schweizerische Gesundheitssystem kurz erkärt (deutsch)
- El sistema sanitario suizo en palabras sencillas (spanisch)
- Il sistema sanitario svizzero in breve (italienisch)
- İsviçre sağlık sistemini kısaca açıklıyor (türkisch)
- Le système de santé suisse en bref (französisch)
- O sistema de saúde suíço em poucas palavras (portugiesisch)
- Sharaxaad kooban nidaamka daryeelka caamfimaadka iswiiska (somalisch)
- Sistemi shëndetësor i Zvicrës i shpjeguar shkurtas (albanisch)
- The Swiss healthcare system in brief (englisch)
- Tóm lược hệ thống tổ chức y khoa Thụy Sĩ (vietnamesisch)
- Ukratko o zdravstvenom sistemu Švicarske (bosnisch kroatisch serbisch)
- Швейцарская система здравоохранения с краткими пояснениями (russisch)
- Швейцарська система охорони здоров‘я коротко (ukrainisch)
- راهنمای بهداشت سوئیس (farsi)
- سوئس نظام صحت کی مختصر وضاحت (urdu)
- شرح مختصر للنظام الصحي السويسري ـ مرشد للمهاجرات (arabisch)
- சுவிட்சர்லாந்தில் உள்ள சுகாதார அமைப்பு (tamilisch)
- ระบบสุขอนามัย ประเทศสวิตเซอร์แลนด (thai)
- ወጻእተኛታት ብዛዕባ ስርዓተ ጥዕና ስዊስ ሓጺር መብርሂታት እትህብ (tigrinya)
Goob-xiriirka
Geli koodhkaada boostada si aan kuu tusino meesha kuugu dhow ee lagala xiriiri karo.